Somaliland Oo Daraasad Ku Samaynaysa Deeqaha Caalamku Ugu Talo-galay Ee Jeebka Soomaaliya Ku Dhaca Iyo Cadadka Ay Ka Hesho Mashruuca Hiigsiga Cusub & Sida Loo Isticmaalo
Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo kaashaneysa Aqoonyahanno ka tirsan Jaamacadaha Dalka qaarkooda, ayaa daraasad ku samaynaysa Deeqaha Beesha Caalamku siiyaan Dalka Soomaaliya oo ay Somaliland-na ku jirto, si Lacagaha Beesha Caalamku Somaliland ugu Talo-gashay loo helo. Daraasaddan oo muhiim ah, ayaa waxa si wada jir ah…
