SAWIRRO:Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku heshiiyay dhismaha guddi Iskaashi

Khartoum, 14, 4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynayaasha Somalia, Xasan Sheekh iyo Suudaan, Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Wadanka Suudaan ee Khartuum; halkaasoo madaxweynaha Somalia uu booqasho rasmi ah ku joogo. Hoggaamiyeyaashan ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal, iyagoo ku heshiiyay dhismaha guddi heer wasiir ah oo ka…

Read More

Baarlamaanka Jermalka oo Ansixiyay in Hawlo Militari ay Ciidamada Dalkaasi Kabilaabaan Soomaaliya iyo Mali

Brusseles, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Sida lagu daabacay barta internetka ee wararka ee Sputnik shalay, baarlamaanka Jermalka ayaa ansixiyay qorshe ay hawlo militari uga bilaabayaan ciidamada militariga ee dalkaasi Soomaaliya iyo Mali.  Gaar ahaan ciidamadaa ayaa waxay hawlo militari ka bilaabayaan Mali iyo xeebaha Soomaaliya sida uu sheegay afhayeenka dawlada Jermalka Arbacadii shalay ahayd. Ciidamada Jermalka…

Read More

Daawo:- Xisbiga WADDANI Oo Soomaaliya U Jawaabay, Kana Hadlay Go’aammadii Shirkii Muqdisho

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha ku xigeenka xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in aanay Soomaaliland qayb ka ahan soomaaliya, isla markaana ay tahay in Soomaaliya ay Somaliland kaga dayato dimuqraadiyada iyo horumarka ka socda, isagoo ka jawaabaya go’aammaddii kasoo baxay shirkii wada-tashiga ee…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda

Hargeysa, 14,4,2016 (QJ/SDN)) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay in Miisaaniyadda Qaranka ee ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu uu madaxweynuhu Siilaanyo Digreeto Madaxweyne ku dhimo isaga oo aan soo marin Golaha Wakiilada. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Wargeyska…

Read More

Somaliland: Ugu Yaraan Afar Wasaaraddood Oo Maanta U Jawaabay Soomaaliya

Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeesatey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Go’aammada shirkaasi kasoo baxay ayay dowladda Somaliland sida fiinta uga qaylisay, iyadoo ugu yaraan afar wasaaraddood…

Read More

Guddida Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay diiwaangalintii Gobalka Saaxil ka socotay mudo 28 maalmood ah

Berbera April 13,2016(SDN/QJ)-Xubno ka socday guddida komishanka qaranka oo ay horkacayaan Gudoomiyaha KDQ Eng. Abdiqaadir iimaan, komishaneer cabdiraxman Cismaan Sagal iyo komishaneer Kaltuun Sh. Xasan oo ay wehelinayaan xubnaha komishanka qaranka ee heer gobal ayaa manta oo bishu tahy 09/04/2016 xaflad lagu qabtay Jaamacada Bada ee Berbera ku soo afmeeray diiwaangalintii codbixiyaha gobalka Saaxil ka…

Read More

Abdi Warsame Oo Dhaqaale u Qoondeeyey Xanuunka Autism Ee Somaalida Saamaynta ku leh

Minneapolis April 13,2016(SDN/QJ)- Gudoomiyaha degmada 6-aad ee magaalada Minneapolis, mudane Abdi Warsame ayaa maalgeliyey mashruucyo wacyi-galin ah looguna talagalay xanuunka Autismka ee faraha ba’an ku haya caruurta Soomaaliyeed. Xafiiska Degmada 6-aad ee Minneapolis ayaa taageero siin doona Hay’ada (Somali Autims Parent Network). Wuxuu kale oo gudoomiyuhu maal-galin doona barnaamijyo kale oo wacyi-galin ah lana xiriirta…

Read More

Somaliland”Nama Khuseeyo Shirka Muqdisho Somalia uga Qabsoomay” Bayaanka Xukuumada Somaliland DAAWO

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa ka soo horjeestey go’aamadii ka soo baxay shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Qaran ee Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo ka hadlaya Xildhibaanada u dhashey Somaliland sida loo soo xulayo. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caddaani oo saxaafadda kula hadley xarunta wasaaradad Warfaafinta Somaliland,ayaa sheegay inaanay khusayn arimaha lagaga…

Read More

AKHRISO:- Wareysi Dheer Oo Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Hargeysa, 13,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda  Somaliland, ahna  Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha ee heer  qaran Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),isla markaana ah Murrashaxa madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, ayaa sheegay  in dadkii ku caydhoobay iyo kuwii beerahoodu ku waxyeeloobeen  ay u samaynayaan qorshe ay  ku xoolaynayaan kuwii xoolo dhaqatada ahaa, kuwii beeralayda ahaana…

Read More

Daawo barnaamijki xulashada todobaadka Waxana ka mid ah qodobada todobaadkan madaxwaynaha oo shacbiga la’hadlayiyo maamulaha madaarka Hargeiysa waraysi ka siiyay shir caalamiya oo u london ka ga qayibgalay

London13April16(SDN/QJ) Daawo barnaamijki xulashada todobaadka Waxana ka mid ah qodobada todobaadkan madaxwaynaha oo shacbiga la’hadlayiyo maamulaha madaarka Hargeiysa waraysi ka siiyay shir caalamiya oo u london ka ga qayibgalay iyo qodobokale. Daawasho Wacan

Read More

Midowga Baarlamanka Carabta oo Taageeray Go’aamada Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia ee London kana Hadlay Xaalada abaaraha

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):- Shir-madaxeedka baarlamannada Carabta oo salaasadii shalay 12kiiAbriil lagu soo gabagabeeyey magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa go’aamadii laga soo saaray oo loo bixiyey, “Baaqa Qaahira” waxaa ka mid ahaa in ay soo dhoweynayaan isla markaana taageerayaan go’aamadii ka soo baxay wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ay sannadkii 2012ka ku yeesheen…

Read More

Mucjisooyinka uu Koobsaday Hawlgalkii Birjeex ee Lagu furtay Alle ha u Naxariistee Mujaahid C.laahi Askar DAAWO

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):- Waa Mid ka Mid ah Dharaaraha Xusuuseed ee Taariikhda Galay Waa Hawlgalkii Caan baxay ee Birjeex amase Bad Jeex ee Ka Dhacay Miiska Saraakiisha ee Magaalada Hargaysa,Waxaa Hawlgalkaas lagu furtay Eebbe Naxariistiisii Jano ha ka waraabiyee Mujaahid C.laahi Askar Waxaa Hogaaminayay Ciidankii Furtay Alle ha u Naxariistee Mujaahid Ibraahin Koodbuur. Wuxuu…

Read More

“Reer Berberow Ma aha in Qofkii idiin Yimaada aad Kabaha ka Xadaan,Mobilkana ka qaadaan isagana Ceejisaan” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Berbera 13.April 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ka baxsan anshaxa siyaasaddeed iyo dhaqanka suuban u cunsariyaddeeyey sida oo kalena u bahdilay shacabka reer Berbera ee ku nool xarunta gobalka Saaxil, waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin shacabka tuug oo had iyo jeer dadka soo booqda Berbera ee u soo…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.April 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More