Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Lix Gaadhi oo Kuwa Gurmadka Deg Dega ah ku Wareejiyey Gudidda Abaaraha SAWIRO
Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ku wareejiyey guddida heer qaran ee abaaraha lix gaadhi oo nooca Ambalaas (Ambulance) ka ah. Gaadiidkan madaxweynuhu waxa uu ugu talogalay in lagu galo gurmadka caafimaadka ee lagu taakulaynayo dadka ku tabaaloobay abaaraha baahay ee dalka ka dhacay. Madaxweynaha oo…
