Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Weerar Lagula Beegsaday Badhtamaha Muqdisho
Muqdisho 05.April 2016 (SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cali Daheeye oo ka tirsan baarlamanka dalkaasi soomaaliya ayaa goor dhaweyd weerar lagula beegsaday meel u dhaw suuqa bacadlaha ee degmada xamar weyne ee magaalada muqdisho. Weerarkaasi ayaa waxa ku naf waayey dirawalkii gaadhiga u waday xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa, halka xildhibaanka uu dhaawac ka soo gaadhay…
