Hargeysa: Ciidammada Ammaanka Oo Caasimadda Ka Ururriyey Sameecado Lagu Baahin Jiray Muxaadarooyin Diiniya & Qof Loo Xidhay Inuu Ku Baahiyey Codka Hoggaamiyihii Hore Ee Al-shabaab

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed…

Read More

“Dadku Waa Isbaheysiyo Ee Haddaynu Hargeysa, Burco, Berbera & Boorama Diidno Halkuu Innagu Wadaa Faysal Cali Waraabe..” Dr. Caga-weyne DAAWO

Hargeysa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xooalaha Somaliland Dr. Caga-weyne, ayaa eedaymo badan u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo diiddan Musharraxnimada Madaxweyne ee Jamaal Cali Xuseen. Dr. Caga-weyne oo Shalay ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe uu Xisbiga UCID…

Read More

Xarunta Gobolka Sanaag oo uu ka qabsoomay Kulan Ku Wajahan Horumarinta Magaalada Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 04.April 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo lagu Gorfayn doono Wada tashiga Horumarinta Degmada Ceerigaabo ayaa ka furmay hoolka Shirarka ee Huteel Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo. Kulankaasi Waxaa ka hadlay Maayarka Magaalada Ceerigaabo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ku dheeraaday ahmiyada uu Shirkani u leeyahay Horumarinta Degmada Ceerigaabo.

Read More

Ciidammada Qaranka Oo Malaayiin Shilin Ugu Deeqay Dadka Reer Somaliland Ee Abaareysan DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dadka Abaaruhu saameeyeen ugu deeqay 26 Milyan oo Shillinka Somaliland ah. Kulan ka dhacay miiska saraakiisha, ayaa ciidammadu lacagtan ku wareejiyeen Guddida Taakulaynta Abaaraha Heer Qaran sida uu Sheegay Xogyaha Guddidu Mr. Sharmaarke Geelle   “Kulan ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha ayey Ma-daalayaashii awalba u darbanaa…

Read More

”Waxaan Filayaa in Wasiir Xirsi Meeshii uu ka Tegay aad looga Tebay” Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Madal Il-yartu is qabatay Waxa uu ka Sheegay  in la tabay wasiir xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada k dib markii uu tareenka xukuumada ka degay. Goobta uu hadalkaa ka yidhi laabsaalax waxaa ku sugaa siyaasiyiin waa weyn…

Read More

Odayaal Iyo Waxgarad Deegaanka Sallaxley Kasoo Jeeda Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Guddoomiyaha Ucid, Taageero-Na U Muujiyay Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 04.April 2016 (SDN/QJ):- Odayaasha iyo waxgaradka kazoo jeeda deegaanka sallaxley oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa eedaymo kulul usoo jeediyay gudoomiye Faysal Cali Waraabe, sidoo kalena waxa ay taageero u muujiyeen musharaxnimada aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. Hadalka Duqayda iyo Waxgaradka Degmada Sallaxley ayaa daba socda Khilaafka uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka…

Read More

Degmada Alleybaday: Wasiirka Beeraha Oo Soo Kormeeray Ceelka Dameero-Boob Oo Imaaraadku Dayactir ku sameeyay

Alleybaday, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa kormeer ku tagay deegaanka Allaybaday, isaga oo soo kormeeray Ceelka Deegaanka oo ay dhawaan maalgalisay Hay’adda Imaaraati ah. Wasiirka ayaa waxa uu ka waramay faa’iidooyinka Ceelkani u leeyahay bulshada Allaybaday oo  ay dadka deegaanka ka cabbaan Dad iyo duunyaba.   Wasiirka Wasaaradda…

Read More

Sucuudiga oo khilaafkii Gacanka Carabta Ka bacdi Isbaahaysi Ka raadsanaya Afrika (Faallo Salem Solomon)

Riyadh, 04.April 2016 (SDN/QJ):- Boqortooyada sucuudiga ayaa niyadda ku haysa inay ka soo tallowda badda cas si ay isbaahaysi uga samaysato mandaqadda Geeska afrika, xeebtaas oo aan ka madhnayn budhcad badeeda, mukhaadaraadka iyo tahriibinta hubka sharcidarada ah. Rabitaankan sucuudiga ayaa ah mid muuqda ka hor intii aanay farogelinta millateri ku samaynin Wadanka Yaman, iyagoo sanadihii…

Read More

“Xoojinta Haweenka Afrika Waxay Yarayn Kartaa Aids-ka” Professor Quarraisha Abdool Kari moo

Addis Ababa, 04.April 2016 (SDN/QJ):- ‘ Illaa aynu ka dhamayno dunida cudurka Aids-ka hadii ay daaweyn lagu sameeyey tahay ama ay ka hortagiisa oo la badiyey tahayba ma qabo in hawshaydu dhamaatay’ sidaa waxaa tidhi Professor Quarraisha Abdool Kari moo todobaadkii hore la guddoonsiiyey abaalmarinta sayniska ee haweenka adduunka, iyadoo abaalmarintan ku muttaysatay halgankii dheeraa…

Read More

Somaliland: Ciidamada oo Sameecado Muxaadarooyin lagu Baahin Jiray Magaalada Hargeysa Ka guray

Hargeysa (QJ/SDN) – Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed Cali…

Read More

DHAGEYSO: Raysal-wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Soo Dhaweeyay Diiwaan-gelinta La Hakiyay Ee Somaliland

Muqdisho(QJ/SDN) –  Ku xigeenka Raysal-wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte [Qaalib] ayaa taageeray go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu ku hakiyay diiwaan-gelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in uu madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeenayo go’aanka uu ku hakiyay diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, maadaama bu yidhi ay dalka ka jiraan abaaro….

Read More

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Golaha Xukuumaddiisa

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goordhaweyd isku beddel, magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyay golaha xukuumaddiisa, sida lagu sheegay war qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay aqalka madaxtooyada Somaliland oo u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03/04/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu…

Read More

Wafti Ka Socda Dalka Somaliya Oo Madaarka Cigaal Lagu Soo Dhaweeyey iyo Nuxurka Safarkoodu daaran yahay SAWIRO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):-Waxaa maanta  garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyey wafti ka soo kicitimay caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho isla markaana deeq caawimo ah u sidey  dadku abaaruhu saameeyen ee Somaliland Waftigan ayaa waxaa garoonka diyaardaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyey isla markaana kaga hortagey gudida abaaraa Somaliland oo uu hor kacaayo…

Read More

Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo Tilmaamay Laba Hab oo ay ahayd in diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Lagu Hakiyo,Balse ay Garab Mareen Xukuumadda,Xisbiyadda Qaranka iyo Gudidda Doorashooyinku

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada, ayaa ka hadlay dib u dhigista diiwaangelinta, isagoo tilmaamay in xukuumadda, asxaabta iyo guddiga doorashooyinku garab mareen laba jid oo ay dib u dhigistu ku iman lahayd. Md. Jirde, oo shalay u waramay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo…

Read More

Jamal Cali Xusen oo Sheegay in ay Xilka ka qaadayaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Xaalada Xisbiga Ucid oo Baaxaa-degaya

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay inay Xilka ka qaadayaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Qoraal uu soo saaray Murashax Jamaal Cali Xuseen kaas oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Qurbejoog.com ayaa u dhignaa Sidan:- “Iska Hadloow…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka Qayb galay Aas Qaran oo loo Sameeyay Dr Cumar Cilmi Dixood SAWIRO

Hargaysa 03.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu…

Read More