Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Caleemo Saartay Suldaan Maqaar saar ah isla markaana ku Wiiqaysa Awoodii Saldanada Guud ee Subeer Awal
Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay Caleemo Saarka Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Cabdirahman Suldaan Diiriye oo noqonaya Ku simaha Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal. Abaabulka Caleemo Saarka Suldaankan oo Xukuuumadda iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi dabada ka riixayeen isla markaana ay bixinayeen dhaqaalaha ku baxayay Caleemo saarkan ayaa…
