Guddoomiyihii Hore ee Baanka dhexe ee Somaliland oo Beeniyey Warar ku saabsan Sicir-bararka oo laga baahiyey
Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay War lagu sheegay inuu Sicir bararka Dalka ka taagan ku eedeeyay Masuuliyiinta Baanka iyo Isticmaalka Adeegga ZAAD ee Shirkadda Telesom. Guddoomiye Cabdi Dirir Cabdi oo Xalay Warbaahinta la soo xidhiidhay, ayaa sheegay in ay tahay been abuur…
