Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada Oo Isku Bedel Ku Sameeyey Gudiyada Golahaasi Iyo Kalfadhigii 30aad Oo Saaka Furmay

Hargaysa 19.March 2016 (SDN/QJ):- Waxa Maanta si rasmi ah u furmay kalfadhigii 30aad ee Golaha wakiilada JSL, Fadhigan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Max’ed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa mudanayaasha loogu qaybiyey Ajandaha Kalfadhigan si ay u soo akhriyaan. Sidoo kale Shirgudoonka Golaha wakiilada JSL ayaa  isku bedel xildhibaano ku sameeyey Gudiyadii …

Read More

Wasiir Cali Sandule oo Baabuurkii Ugu Deeqay In Loogu Shaqeeyo Abaaraha Gobolka Awdal ka Taagan DAAWO.

Boorama 19.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamud “Cali Sandule” ayaa mar uu maanta Booqasho ku tegay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama Waxa uu si rasmi ah Gaadhigiisi ugu wareejiyey Isuduwaha wasaarada Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Gobolkaasi si uu Baabuurkani qayb uga qaato Gurmadka loo fidinayo dadka ku…

Read More

Askar 8 Sanno ku Jiray Gacanta dawlada Eretria oo dib loogu celiyey Dalkooda Jabuuti Iyo Dhacdo la Yaableh oo ay Sameeyeen DAAWO

Jabuuti 19.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Jabuuti dib loogu celiyey afar askari oo mudo sideed sanno ah Gacanta ugu jiray Taliska Eretria ,soo daynta askartan waxaa qayb libaaxle ka qaatay dawladda Qatar. Xubnaha askarta ah ayaa markii diyaaradii ay la socdeen soo cago dhigatay Madaarka Jabuuti ayaa Waxay u Suujuudeen Ilaahay iyagoo dhunkaday Ciida. https://www.youtube.com/watch?v=RL4XvHUinj8

Read More

Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo baajiyey shirar iska soo horjeeda oo lagu khal-khal galinayo saldanada Subulaha illaa Saaxil

Hargaysa 19.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda ka soo jeeda Galbeedka, Waqooyiga iyo Koonfurta Hargeysa ayaa saaka baajiyey shir lagu taageeri lahaa Suldaan Xasan Suldaan C/laahi, kaasoo ka dhici lahaa Hotel Xaraf ee Hargeysa, kadib markii ay balanqaadeen inay joojinayaan shir ay xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye soo abaabuleen oo ay berry ku caleemo saari lahaayeen Suldaan kale…

Read More

“Sideedadaba madaxweynuhu markasta oo uu dibadda u baxayo ma kaxaysto wasiirka arrimaha dibadda…” Wasiir Sacad

Hargaysa 19.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay jirin sabab qarsoon oo uu uga hadhay weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee dalka Kuwait safarka ku tagay, waxaanu sheegay inuu u hadhay hawlo qaran oo uu dalka gudihiisa ka waday. Wasiir Sacad, oo Geeska Afrika u waramay wuxuu ka jawaabay su’aalo…

Read More

Marka Shiinuhu Hindhiso ayaa Hargabku Afrika ku dhacaa, Faallo : Nicholas Norbrook

Xilli ay dalalka badeecadaha u dhoofiyaa dareemayaan qaniinyo kaga imanaysa hoos u dhaca dhaqaale ee dalka shiinaha ku habsaday mudooyinkii u dambeeyey, hadana hoos u dhaca qiimahaasi waxa uu dhanka kale caawin karaa qaaradda baahida dheeraadka ah u qabta isbedel dhaqaale oo ay smayso. Taariikhda aadmaha hore uma soo marin in si degdeg ah ay…

Read More

Shacab Iyo Dawladba Aynu U Midowno Samato-bixinta Dadkeenna Xabaasha Qarka U Saaran!

Tabaalaha abaaraha kulul ee ku hawaarsaday Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhay heer xanuun  badan. Waxa shalay ku dhintay  laba qof oo cusub deegaanka  Fardo lagu xidh oo ka tirsan degmadda Lughayaha ee gobolka Awdal ee habasaha abaartu taseeyeen. Labadan qof ee dhintay waxay ka dhigayaan dadka ku naf waayay  Gobolka Awdal  macaluul iyo haraad dartood siddeed…

Read More

Ninkii looga shakisanaa inuu ku lug lahaa weerarkii Paris oo lagu qabtay Belgium

Brussels — Saleh Abdesalam oo looga shakisanaa weeraradii Paris lagu qaaday bishii November ee sanadkii hore ayaa gacanta lagu dhigay, isagoo dhaawac ah, kadib markii howl gal Ciidamada Booliska iyo kuwa Kumandoska Belgium ka sameeyeen meel ka mid ah magaalada Brussels. Ninkan ayaa dhuumaaleysi ku jiray tan iyo markii uu dhacay weerarkii Paris, waxaana la…

Read More

AKHRISO:- Guddida Guud Ee Beel-waynta Ciidagale Oo War Qoraal Ah Kasoo Saartay Muranka Ka Taagan Banka Qool-cadey

Ku : Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Ku: Xoolo Dhaqatada Deegaanka Ku: Bulshadda Deegaanka Qoolcadey Ujeeddo: Guddida Guud ee SAHAN- BARWAAQO Waa in Loo Dabo Fadhiistaa Arrinka Banka Qoolcadey. Muddo hada laga joogo saddex bilood Beesha Daauud ismaciil (Ciidagale) shirweynihii beeshu waxay si rasmi loogu doortay Xubnaha cusub ee Guddida guud ee beesha Ciidagale, Guddidan oo ah…

Read More

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo dalka ku soo laabtay Jawaab Adagna ka bixiyey Weerarkii Jabuuti

Hargeysa (SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa maanta dalka dib ugu soo guryo noqday, ka dib markii ay soo dhamaysteen  boqasho ay ku joogeen muddo afar maalmood ah boqortooyada Kuwait  halkaas oo uu ku marti-qaaday Amiirka dalka Kuwait  Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah. Mid ka mid…

Read More

Masrixiyad Murugo leh oo Dareenka Qofka Halacsada Saamayn ku reebaysa oo laga Sameeyay Kufsi Waddareedka loo Gaysto Hablaha DAAWO

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Kufsiga haweenka loo gaystaa Waa dhaqan Xumo,Waxaa Nolosha lagaga ciyaarayaa Gabadh Mustaqbal fiican ku naaloonaysay Waxaa la dhaawacayaa Sumcadii ay Bulshada ku dhex lahayd. Waxay noqotay Caado Bulshada Somaliyeed aad ugu faaftay in Tacadiga iyo dhagarta noocaas ah lagu dhameeyo Xaal ay Odayaal kala qaataan,Waxaa halkaas ku soo afjarmaya Yididiiladii Gabadha…

Read More

“Itoobiya Ma Aqoonsana Khaatumo, Waxaanu Raadinaa Maleeshiyaadkooda” Berhe Tesfaye, Safiirka Itoobiya Ee Somaliland

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Danjiraha Itoobiya u fadhiya Somaliland Brig Gen, Mr. Berhe Tesfaye, ayaa shaaca ka qaaday in adkaynta iyo xoojinta iskaashiga amaanka u yahay muhiimada koowaad madaxda Somaliland iyo Itoobiya, isla markaana wadaxaajood dheeraad ah oo la xidhiidha dhowaan ka dhici doono Magaaladda Hargeysa. Mr. Tesfaye, safiirka Itoobiya ee Somaliland oo wareysi gaar…

Read More

Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Dhaqaalaha Gudida abaaraha soo gaadhay Kuna baaqay Roob doon DAAWO.

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed oo ka mid ah Gudidda heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Shaaciyey in Maalinta Salaasadda ee soo socota laga oogi doono guud ahaan dalka salaad roob doon ah. Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxaa kale oo uu ka warbixiyay dhaqaalaha soo gaadhay Gudida gurmadka abaaraha…

Read More

Abaaraha Gobolka Awdal iyo Muuqaalo naxdin leh oo Iftiiminaya Duruufaha Nololeed ee dadka iyo duunyada DAAWO

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee Ka Jirta Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa Sabab u noqotay Geerida inta la Hubo afar ruux oo u dhintay Nafaqo daro haleeshay. Bulshada ku Tabaaloobay Xaaladan abaareed ayaa Qaylo dhaan u diray Xukuumadda Somaliland,Hay’adaha Caawimada bixiya iyo Cid kasta oo gar gaar aadminimo la soo gaadhi karta dadka tabaalaysan….

Read More

Madaxwayne Gaas: “Dawlada Soomaaliya waxaan ka wada shaqaynaa la dagaalanka Al-Shabaab,ma malaynayo inay wax ka ogyihiin Ciidanka yimid Xeebaha Puntland” DHAGAYSO

Minnesota 18.March 2016 (SDN/QJ):-Kadib markii ay dhowaan soogaareen ciidamo hubeysan qeybo kamida Xeebaha dowlada puntland kuwaas oo ay dowlada Puntland sheegatay in ay katirsan yihiin Al-shabaab ayaa waxaa jirey eedeyn loo jeediyey dowlada federaalka Soomaaliya kaas oo ahaa in ay dowlada dhexe wax ka ogtahaya weerarka ay ciidamdaan sooqadeen. Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali…

Read More

” Puntland hadii ay u baahato Ciidamo Shisheeye Waan u diraynaa” Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya DHAGAYSO

Muqdisho 18.March 2016 (SDN/QJ):-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Puntland hadii ay u baahato ciidamo shisheeyey ay gaynayso dawlada Soomaaliya. Maxamed Cumar ayaa xusay in Puntland dagaalka ay kula jirto ciidamada ay sheegtay inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab hadii ay u baahato awood dheeri ah aysiinayso gacan iyo…

Read More

Qaramada Midoobay oo Somaliland ku dartay Dalal laga sameeyay War-bixinta Farxadda Adduunka ee Sannadka 2016-ka & Kaalinta ay gashay

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Qaramada Midoobay, ayaa soo saartay War-bixinta Sannadlaha ah ee Farxadda Caalamka (World Happiness Report), taasi oo Sannad walba lagu soo bandhigo Dalalka Caalamka ee Dadkoodu ugu Farxadda badan yihiin. War-bixintan oo Sannadkan waxa Somaliland noqotay Dalka 97-aad ee ugu Farxadda Badan Adduunka, halka Soomaaliya noqotay Dalka 76-aad. Warbixinta ayaa muujisa in waxyaabaha…

Read More