“Hadii sedex boqol oo gunaysan inta Hool lagu xereeyo ay Suldaan Xasan xilkii waanu ka qaadnay anaga ayaana hebel Suldaan u magacawnay yidhaahdaan u socon mayso” Cali Guray
Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Cadeeyay inaanay Jirin Cid awood u leh inay Xilka ka qaado Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan,Isagoo intaas ku daray in Suldaan Xasan Marka uu Xukuumada iyo Xisbigeeda Taageersan loogu yeedho…
