Diblumaasiyiin Reer Galbeed ah oo sheegay inay ka shaqeeyeen in Doorashooyinka Somaliland dib loogu Riixo Sannadka dambe
K/Afrika, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Simon Allison ah Wariyeha Afrika ee Wargeyska Caalamiga ah ee (Daily Maverick) oo fadhigiisu yahay Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegay in Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland oo qorshuhu ahaa inay dhacaan Sannadkii hore Beesha Caalamku ka shaqeysay in dib loogu dhigo Sannadka Dambe ee 2017-ka. Wariye…
