Kulan Maanta Dhex Maray Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Mac-had Caalami ah ee Dimuquraadiyadda Africa SAWIRO
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha hoggaanka sare xisbigu waxay kulan ballaadhan la yeesheen wefti ka socda Mac-hadka Arrimaha Doorashooyinka ee Joogtaynta Dimuqraadiyadda Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo EISA (Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa) oo fadhigiisu yahay Koonfur…
