Isbahaysiga Madaxweynaha dalka Iran oo Guulo ka gaaray doorashadii Iiraan ka dhacday Jimcihii

Tahraan (QJ/SDN)- Isbahaysiga Madaxweynaha Iiraan, Hassan Rouhani oo ah Isbedel-doon ayaa guulo waaweyn ka gaaray doorashadii ka dhacay Iiraan, iyadoo la filayo inay kuwada guuleystaan kuraasta Caasimadda Iiraan ee Tehran. Doorashadan oo dhacday Jimcihii lasoo dhaafay ayaa ahayd tii ugu horreysay oo ka dhacda Iiraan tan iyo markii uu Xukuumadda Tehran ay Heshiiska Xakameynta Nuclear-ka…

Read More

Puntland: Sababta aanu 4.5-ka u diidayno waa in Somalia ay ka Gudubto Meesha ay Joogto [DHAGEYSO]

Washington,28Feb,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Puntland aysan Wax dan ah ugu jirin in nidaamka 4.5-ka, isla markaana Puntland ay ogoshahay in lagu soo xulo Xildhibaannada soo socda ee Soomaaliya ay yeelanayso hab deegaan. C/weli Gaas oo u Warramayay VOA-da, ayaa la weydiiyay su’aal ahayd waxa kallifay…

Read More

Gudida Sahan-Barwaaqo Oo Deeq 43-Booyadood Oo Biyaha Ah Oo Ay Soo Direen Hablaha Gaaroodi Gaadhsiisay Deegaanada Abaartu Saameysay Ee Degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag SAWIRRO/DAAWO

Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay isasoo taraysay qaylo-dhaanta ku aadan abaaraha ku dhuftay deegaanada Somaliland, ayaa waxa maanta deeq biyo ah la gaadhsiiyay deegaanno hoos taga degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag. Deeqdan biyaha ah oo ka koobnayd 43-Booyadood ayaa waxa soo diray hablaha Ururka Gaaroodi ee deegaannadaasi , iyagoo kusoo hagaajiyay Guddida Guud Ee Sahan Barwaaqo….

Read More

War Deg Deg Ah: Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ   Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)- Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed CabdiRaxmaan Gadhyare ayaa Goor Dhawayd Ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.  Aqoonyahan /Ganacsade Maxamed Cabdiraxman Gadhyare ayaa u Geeriyooday Xanuun uu Saddexdii Maalmood ee u Dambeeyey u Jiifay Cusbitaalka International Hospital ee Xaafada Masalaha Magaalada Hargeysa.  Marxuumka ayaa ka mid ahaa…

Read More

Xoggo Laga Helay Qaabkii Ay U Dhaceen Qaraxyadii Habeen Hore Ee Muqdisho

Muqdisho (QJ/SN)-Faahfaahin ka soo abxaysa weerarki habeen hore dhacay magaalada Muqdisho ee Somaliya ee  lala beegsaday Hotel SYL ayaa sheegaysa in weerarku ahaa kii ugu khatarsanaa ee noociisa ah. Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarka. Wararku waxay sheegayaan in qorshaha al-Shabaab ahaa in ay qabsadaan Hotel SYL oo ay deganaayeen Diblomasiiyin, Xildhibaano, masuuliyiin…

Read More

Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta

Washington (QJ/SDN)-  Madaxweynaha dalka Maraykanka Barak Obama ayaa saxeexay sharci mamnuucaya in dalkiisa loo soo dhoofiyo wax-soo-saarka warshadaha ay ka shaqeeyaan dad la qasbay, addoon ama carruur. Tallaabadan oo lagu tilmaamay mawqif adag oo ay dowladda Maraykan ka taagan tahay shaqaalaha addoonta ah ama qasabka ku shaqeeya. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay…

Read More

Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay

Hargeysa (QJ/SDN)- Qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland ee dibadda ka soo dejisa sharaabka la cabo ee qasacadaysan ayaa duleedka bari ee magaalada Hargeysa ku daadiyay sharaab wakhtigiisu dhacay oo aad u tiro badan. Ganacsatadan ayaa sharaabka ku daadiyay duleedka xabaalaha Naasahablood, iyagoo si dayacan u daadiyay sharaabkaas oo kartoomo ku xidhan, waxaana ku qamaamay…

Read More

Dhacdo Cajiib ah Somaliland Gudaheeda oo Lagaga Dhawaaqay Dawlada Islaamiga ah Isla markaana Dumarka Jinka lagaga Saaro DAAWO

Hargaysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Magaalo Cad oo u dhexeeya Magaalooyinka Gebilay iyo Boorama ayaa Koox Isugu Yeedhay Dawlada Islaamku waxay ka furteen Xarun Suuq Fiican ka heshay Bulshada Dabiibka Caafimaad doonaysa. Waxaa Goobtaasi la geeyaa dad aad u tiro badan waxayna sheegaan inay ku samaynayaan Hawl gal kasta oo dhinaca qalliinada dadweynaha ah waxaa la yaab…

Read More

Ma run-baa in dib u dhaca Doorashada Somaliland la xidhiidho Doorashada Federaalka Soomaaliya? DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Suxufi Simon Allison oo ka qeyb qaatay barnaamijka News Makers oo lagu falanqeenayey xaalada siyaasadeed iyo doorashada dhawaan dalka Somaliya ka dhici doonta, ayaa sheegay in Diblumaasiyiin reer Galbeed ah u xaqiijiyeen in ay ku cadaadiyeen Somaliland inay dib u dhigto Doorashadooda si looga soo hormariyo Doorashada Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka News Makers oo…

Read More

Mas’uul Sare oo ka Tirsan Xukuumadda Ingiriiska  Oo Baarlamaanka Dalkeeda Uga Warantay  Farqiga u Dhaxeeya Somaliland Iyo Soomaaliya

London,28,February,2016 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday in  jamhuuriyada Somaliland qeyb ka tahay dalal  iskaashi ka dhaxeeyo,  isla markaana si cad u muujiyey inay ka duwan tahay Soomaaliya. Fadhi baarlamaanka Ingiriisku yeeshay khamiistii toddobaadkii hore oo xildhibaan Nicholas Soames, ku weydiiyey haweenayda Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga Penny Mordaunt, su’aal la xidhiidhay wadamadda kala qeyb-qaatay tababarrada maraakiibta…

Read More

“Gudida Ictiraaf Raadintu Waxay Noqon Doonta Mid Kharash Soo Kordhisa…” Siyaasi C.laahi Geel Jire

  Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii horre ee wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), ayaa sheegay in gudidii ictiraaf raadinta ee Madaxweyne Siilaanyo magacaabay ay qaranka ku soo kordhinayaan kharash. Isla markaana wuxuu sheegay in gudida uu madaxweynuhu isaga ku daro uu madaxweynuhu kalsooni badan ku qabo isaga. Geeljire wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar…

Read More

Waxyaabaha Lagaga wada hadalay Shirka Laba Geesoodka ah ee Magaaladda Berbera uga Socda Somaliland iyo Itoobiya + Sawiro

Berbera,28,February,2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland iyo wefti balaadhan oo ka socda dalka Ethiopia ayaa marsada Berbera wada jir uga dhagax dhigay barxad ay yeelan doonto dekedda Berbera oo gaar u ah qalabka iyo badeecadda kala duwan ee dawladda itoobiya kala soo degi doonto dekedda Berbera. Dhigax dhiga dhulkaasi iyo dayr lagu wareejin doono ayaa qayb ka…

Read More

Mid ka Mid ah Hay’adaha Samafalka Somaliland oo Kaalmo Raashin ah Gaadhsiiyey Dad ku dhaqan Deegaanka Sallaxley DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Deegaamo badan oo ka tirsan Somaliland ay ka taagan tahay Xaalad abaareed taas oo saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada ayaa Hay’ad Waddani ah oo lagu magacaabo Samsam Foundation waxay Kaalmo bani aadnimimo gaadhsiiyeen dadka ku tabaaloobay abaarta ee Ku nool Jiido ka Tirsan Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex. https://www.youtube.com/watch?v=Q-Hb_3lGK68

Read More

Daraasad Laga Diyaariyey Adeegyada Caafimaadka  Gaarka Ee Somaliland

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Daraasad lagu qiimaynayey heerarka adeegyada caafimaadka gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayaa lagu sheegay in tiro gaadhaysa 230 dhakhtar ay adkaatay xaqiijinta shahaadooyinka ay sitaan. Daraasadaa oo hay’adda kaalmooyinka Caalamka ee Ingiriisku DFID maal-gelisay, isla markaana ay fulisay urur lagu magacaabo HEALTH oo natiijadii daraasadoodu  soo baxday bishii hore ayaa lagu amaanay, isla…

Read More

Shir Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayey Arimaha Nabad-galyada Caasimada Oo Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka Dawlada Hoose

Hargaysa,27,February,2016 (SDN/QJ):- Shirkii bilaha ahaa ee Xafiiska N/Galyada iyo Gudiyada nabad galyada Dagmooyinka Caasimada Hargeisa oo maanta ka qabsoomey hoolka shirarka ee Xarunta Dowlada hoose ee hargeisa ayaa waxa ka soo qeyb galey dhamaan gudoomiyayaasha amniga ee dagmooyinka Caasimada hargeisa iyo xoghayaha fulinta maamulka caasimada hargeisa.   Shirkaasi oo warbixin lagaga dhageystey Gudiyada nabad galyada…

Read More