Khasaarihii ka dhashay Weerar ay Al-shabaab la beegsatay Caawa Hoteelka SY
Ugu yaraan 14-ruux oo ay ku jiraan Shan Al-shabaab ka tirsan ayaa la sheegay inay ku Geeriyoodeen, tiro kalena way ku dhaawacmeen Qaraxyo iyo Iska-horimaad Fiidnimadii Caawa ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo Mas’uuliyadooda ay sheegatay Al-shabaab. Al-shabaab ayaa Warbixin kooban oo ay soo saartay ku xustay inay Weerarradaan fuliyeen fuliyeen xoogaggooda ku sugan Muqdisho, iyagoo yiri….
