Garaad Jaamac oo u hanjebay Somaliland
Addis Ababa November 14, 2023 (QJ) -Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Golaha Sare ee Madax-dhaqameedka SSC-Khaatumo, ayaa digniin u diray Xukuumadda Somaliland oo uu sheegay inay Hatgeysa ugu tegi doonaan. Waxa uu ku nuux nuuxsaday in dagaalka ay kula jiraan Somaliland uusan weli dhamaan, isla markaana ay ku raadjoogaan dadka lagu eedeynayo…
