Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Murashaxnimada Eng C/Risaaq Cismaan Faarax Oo Hargaysa Lagu Qabtay + Sawiro

Hargaysa – Waxaa Magaalada Hargaysa ka dhacday  xaflad Lagu shaacinayo Murashaxnimada Eng C/risaaq Cismaan Faarax (Ina Caana-Diiq) oo ka sharaxan Xisbiga Waddani isla markaana u  tartamayaa Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland  . Xafladdan lagu shaacinayay Murashaxnimada Eng C/risaaq  oo ka dhacday Shiraaqle Hotel ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Madax Dhaqameed kala duwan oo ay ka…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Fariin Digniintii Ugu Adkayd Ah U Diray Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa — Wasiirka wasaarada caafiimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo mudooyinkii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada buuhoodle ayaa waxa maanta farini digniin ah u diray dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh kuna baaqay inuu ka waantoobi maatada uu laynayo waxaana uu yidhi. “Dad baa fahmay nabadu waxay tahay, dad baa jira doonaya nabad…

Read More

Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

Hargeysa – Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda. Halkan hoose ka daawo muuqalka oo dhamaystiran

Read More

Wefi Ka Socday Rugta Ganacsiga Iyo Ganacstada Somaliland Oo Ka Dareeray Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayay guddoomiye-xigeenka rugta ganacsiga Somaliland Md. Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka tirsan ganacsatada Somaliland, ayaa diiday inay ka qayb galaan shirka loogu magac daray shirka Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee bahwadaagta la ah, kaas oo ku qabsoomay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga….

Read More

Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda

Lusaka -Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland. Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka…

Read More

Doodda Dawladda Somaliland Ee Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u…

Read More

Muhaajiriin Somali U Badan Oo Buux Dhaafiyay Xeebaha Liibiya

Libya — Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa  jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga. Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo Welt am Sonntag ayaa soo weriyey inay…

Read More

Dowladda Turkiga oo Shaaciyay inay Xoojinayso Ganacsiga kala dhexeeya Soomaaliya SAWIRRO

Turkiga — Xukuumadda Turkiga ayaa Shaacisay inay Xoojin doonto xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Soomaaliya, sidoo kalena ay sare u qaadi doonto maal-gashiga ay ku sameynayso Somalia. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa isagana dhankiisa xusay in dhawaan ay Muqdisho ka furi doonaan Isbitaal loogu adeegayo dhallaanka iyo Hooyooyinka gudaha Somalia ku Nool. Ra’iisul Wasaare…

Read More

Wasiir Caddaani oo La Wareegay Xilkii Wasaaradda Warfaafinta Sheegayna inuu Xisbiyada Mucaaridka Soo dhawaynayo+ Khudbadii Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyoi wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday hoolka wacyigelinta ee wasaaradaasi ayna ka soo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Uu Magacaabo: Masuuliyiin Guddi Kasta Ku Jira Iyo Falanqaynta Hagardaamada Ay Ku Keentay Hawlaha Qaranka

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lixdii sannadood ee uu talada hayay wuxuu caan ku noqday inuu magacaabo guddiyo uu u diro hawlo kala duwan oo qaranku leeyahay, waxaana muddadaas xadka ka baxay guddiyada uu madaxweynuhu magacaabo, oo la kowsaday tan iyo dhismihii golihiisa wasiirada. Waa arrin iska caadi ah in guddiyo farsamo loo magacaabo hadba…

Read More

Shir looga Hadlayo Arrimaha Somalia oo Maanta si rasmi ah uga fumay Dalka Turkiga SAWIRRO

Istanbuul — Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa…

Read More

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo Balan qaaday inuu Samaynayo Gudi Ilaalisa af-soomaaliga ka baxaya idaacadda Radio Hargeysa iyo Tvga qaranka DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Madaxtooyadda ayaa ka qayb galay Xaflad ku saabsanayda Dhiirigelinta Maalinta Afka hooyo taas oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Magaaladda Hargaysa. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) oo munaasibadaasi lagu qabtay xarunta dhaqanka ee Hargeysa ka hadlay ayaa sheegay in ka…

Read More

Madaxweyne Hore Somaliland Daahir Rayaale Oo Cabiray Farqiga Heerka Qabyaaladdu Kala Mareyso Ee Xiligii Uu Taladda Dalka Hayey Iyo Haantan Oo Madaxweyne Siilaayo Joogo

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Xukuumaddii UDUB ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay Heeka qabyaaladdu taagneyd xiligii taladda dalka hayey iyo maanta oo uu xukunka hayo Madaxweynaha haatan ee Md Axmed Maxamed (Siillaanyo), waxaanu tilmaamay in wakhtigiisii Qabyaaladu aheyn mid sare loo qaado sida maanta Somaliland ay ka taagan tahay…

Read More

“Ma Labaatan Baan Noqon Ma Lix u Qeybsami” Waa Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Xubno Wasiirro Ah oo Ku Jira Guddi Kasta Oo Madaxweyne Siilaanyo Hawl u Xil Saaro

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, ayaa ku noq-noqday  inay dhawr Guddi oo kala duwan  oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u xil saaray dhawaan shaqooyin kala duwan,taasi oo rayul caamku ka dareen celiyeen. Guddiyan madaxweynuhu saaray waxa mar walba safafka hore kaga jira…

Read More

Gobolka Togdheer oo Rikoodh Cusub dhigay Kadib Markii uu Caawimo u fidiyey Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gobolka Togdheer oo ka Mid ah Gobolada bari ee Somaliland ayaa Markii Kowaad Wuxuu Gurmad u fidiyey Gobolka Gebilay oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo saamayn ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Gobolka Togdheer ayaa loo arkaa mid soo afjaray halhays soo jireen ah oo lagu sheegi jiray…

Read More