Shirka Istanbul oo Salaasada Furmaya iyo Madaxwaynaha Puntland oo ka baaqday inuu tago
Garoowe 22. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dawladda Puntland Cabdiweli Gaas ayaa si rasmi ah loo iclaamiyay inuusan tagi doonin shirka ka furmi doona magaalada Istanbul ee Turkiga maalinta beri ah. Warkan ayaa imaanaya xilli madaxwaynaha Puntland ay soo gaarayeen codsiyo gudaha iyo dibadda ka imaanayay oo looga codsanayay inuusan tagin shirka Istanbul maadaama uusan macno…
