Qiimihii Doolarkii Oo Dib U Laba Kacleeyay Markii Maceeshadii Jabi Wayday Iyo Guddidii Madaxweynuhu U Saaray Oo Dadweynuhu Baafinayaan
Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka sarifleyaasha magaaladda Hargaysa C/laahi Cali Barre, ayaa sheegay in hoos u dhaca sarifka lacagaha ay caqabado ka haystaan maceeshadda daruuriga ah oo aan illaa hadda waxba iska bedalin. Waxaanu ku dooday in hoos u dhaca sarifka doolarku aanu ka maarmaynin in badeecadaha daruuriga ahina la jabaan. Waxaanu tilmaamay…
