Cali Guray oo Mugdiga ka saaray Sababta ka danbaysay Weerarkii lagu qaaday Goob Diiwaangelineed
Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Markii Kowaad Waxa uu iftiimiyey Sababta keentay in Koox Hubaysani ay Weerar ku qaadaan Goob ka mid ah goobihii ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Awdal. Cali Guray Wuxuu bartiisa xidhiidhka bulshadda ee Facebook ku…
