Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudi ka hawl galaysa qaban qaabada Xuska 18 May,Xili Abaar baahsani dalka ka Jiraan
Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska Sannad Guurada 25aad ee ka soo wareegtay Maalinta Qarannimada Somaliland. Direetada Madaxweynuhu ku magacaabay Guddida heer qaran waxay u dhignayd sidan:- Ujeeddo: Magacaabid Guddida…
