Gudida Daba Galka Xasuuqa oo Daahfuray Xabaal Wadareed Cusub oo Degmada Arabsiyo laga helay DAAWO
Arabsiyo 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo,dabayaaqadii Sannadihii Sideetankii. Waxa xabaal wadareedan la soo saaray goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Guddida baadhista xasuuqa Jamhuuriyadda Somaliland, Khadar Axmed Like,…
