Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Khudbad xasaasi ah ka horjeediyay Baarlamaanada dalalka Islaamka SAWIRRO
Baqdaad,24jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaanada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirkaasi. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dalka Ciraaq waxaana isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq khudbado ay shirka…
