Ban Ki Moon oo ka hadlay go’aankii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho ka dhacay
New-york — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa soo dhaweeyay go’aamada ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee ka dhacay Muqdisho. Xoghayaha ayaa ugu hambalyeeyay madaxda soomaalida go’aanka ay gaadheen, waxaana uu ku tilmaamay go’aan dhabada u xaadhaya isbedel wanaagsan oo xiligii loogu talagalay yimaadda, marka ay dhamaato mudada u hadhay dawladda…
