Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Boorama oo Laga Bilaabay Xasuuqa Eyda Iyo Urur Maxaliya oo ka digay in la sumeeyo Eyda DAAWO
Boorama 2, February,2015(SDN/QJ):- Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha ee SOVA, ayaa Golaha Degaanka Gobolka Awdal ugu baaqay in ay joojiyaan sumaynta iyo cidhibtir ay sheegeen in ay ku hayaan xayawaanka Eyda. Ururkan oo war-saxaafadeed soo saaray, waxa soo jeediyey in la ilaaliyo xuquuqaha xayawaanka, isla markaana haddii loo arko in ay waxyeelo leeyihiin tarantooda la joojiyo oo…
Ururka Khayre 21 Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Arinsanaayey Horumarinta Deegaanka Bariga Hargeysa DAAWO
Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Ururka Horumarinta Deegaanka Sabawanaag iyo Cadaadlay ee Khayre 21 ayaa shir-weyne balaadhan oo lagaga hadlaayey sidii loo horumarin lahaa deegaankaas ku qabtay magaalada Hargaysa. Xafladan oo ahayd casho sharaf balaadhan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaasina ka qabsoontay Himilo Hotel Hargeysa ayaa waxa ay ahayd mid kulmisay Aqoonyahanka ,…
Baadhitaan Cusub oo lagu beddelayo Hidda-sidaha DNA oo markii u horreysay laga oggolaaday Britain
London 2, February,2015(SDN/QJ):- Saynisyahannada Waddanka Britain, ayaa la siiyay oggolaansho ay ka heleen Hay’adda u qaabbilsan dalkaas ilmaha ee Human Fertilisation iyo Embryology, oggolaanshahaas oo wax lagaga beddelayo Hidda-sidaha loo yaqaanno DNA. Baadhitaan, ayaa lagu samayn doonaa Francis Cricks Institute ee London, iyadoo ujeedadu tahay in la fahnmo waqtiyada hore ee bini’aadanka uu uurka ku abuurmayo….
Somaliland oo Maanta laga Oogay Salaad Roob doon ah iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Burco Salaada la Tukaday Soona Kormeeray Diiwaanglinta Codbixiyaha Iyo Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO
Burco 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku sugan Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco waxa uu saaka la tukaday kumanaan Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco, Salaadii Roobdoonta ee uu madaxweynuhu 30.01.2016 uu iclaamiyey in guud ahaan dalka laga tukado maanta oo ay taariikhdu tahay 01.02.2016. Salaada…
Xus la Xidhiidha Hub ka dhigistii iyo Qaramayntii Ciidamaddii SNM oo Hargaysa Lagu qabtay Iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):-Waxa maanta magaalada hargeysa laga qabtay xuska maalinta hubka dhigista,Abaabul ka saarkii iyo Qaramaynta Ciiddamadii SNM oo Ku Beegnayd 1 bishii Feb Sannadkii 1994kii.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah u Gudbin doonaan Dacwad la Xidhiidha Aqoonsi raadinta Somaliland DAAWO
Addis Ababa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr:Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Addis ababa ee xarunta Ururka Midnimadda Africa ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Tahay in Somaliland dhawaan u Gudbin doonto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ Dacwad ku saabsan Qaddiyadda Aqoonsiga…
The Rise of Mobile Money Services in Somaliland
In 2009, Somaliland’s biggest mobile network operator, Telesom, launched their mobile payment service “ZAAD”, and today more than 10% of the 3.8 million inhabitants are subscribed to the service. As with normal mobile money systems, you can transfer, receive, and deposit money with ZAAD. The mobile money service is used for different purposes such as…
Rabshado dadku dhinteen oo maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Xaalada oo wali kacsan SAWIRRO
Bosaaso — Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhaceen rabashdo dad ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay isku dhaceen dad banaanbax dhigayay iyo Ciidamada amaanka Puntiland. Magaalada Boosaaso ayaa saakay waxaa ka bilowday banaanbax rabshado watay ay dhigayeen dad ku dhaqan magaaladaasi oo…
Qarax ay ku geeriyoodeen in ka badan 50 qof oo Gilgilay Xarunta Dalka Syria ee Dimishiiq
Ugu yaraan 50-qof ayaa ku dhintay qarax weyn oo ka dhacay magaalada Dimishiiq ee xarunta dalka Suuriya, tiro intaa ka bandana ay dhaawacyo kasoo gaareen, iyadoo mas’uuliyiinta ururka Midowga Yurub oo si aad ah u cambaareeyay qaraxaas ay ku tilmaameen mid lagu Car-qaladeynayo Wadahadallada u socda dhinacyada isku haya dalkaas. Federica Mogherini oo ku sugan…
“Buuhoodle Waa Inay Ka Baxaan Cali Khaliif Iyo Xaglatoosiye…” Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Madaxdhaqameedka gobolka Buuhoodle ayaa ka digay colaad mar kale ka curata gobolka Buuhoodle, oo ay ku wada sugan yihiin Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye oo halkaa u jooga sidii uu nabad waarta ugu soo dabaali lahaa…
Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Abokor Muuse (Ciidagale) Oo Wacad Ku Maray In Ay Dhimasho Ka Xigaan In Cid Kale Qaadato Baarkinka Tiyaatarka Hargaysa DAAWO
Hargaysa — Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Abokor Muuse (Ciidagale) Oo Wacad Ku Maray In Ay Dhimasho Ka Xigaan In Cid Kale Qaadato Baarkinka Tiyaatarka Hargaysa
(DAAWO) Mucjisada Kubadda Tennis-ta ee qarnigan Djokovic oo Hantiyey Australian Open Una Awood Sheegtey Andy Murray.(JAAHUUR)
Australia-Jan-31-(SDN/QJ) Akhyaartay Qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Australia,waxaana si rasmi ah loo soo gunaanadey (Australian Open Grand Slam). Laacibkan Novac Dkokovic oo qarnigan loo babac dhigiwaayey ayaa markii lixaad ku guuleystey koobkan,markii uu sadex (SET) oo isku xiga ku khaarijiyey Andy Murray daawo ciyaarta oo dhmeystiran. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Warancade oo Been abuur ku Tilmaamay Qoraalka Taliyaha Waaxdda Socdaalka Somalia soo Bandhigay DAAWO
Burco 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Beeniyey Inuu Warqad u Qoray Somaliya Gaar ahaan laanta Socdaalka Somalia oo sheegtay inuu ka dalbaday in Xafiis lagu bixiyo Baasaboorka Somalia laga furo Magaaladda Hargaysa Waxaanu Wasiir Warancade ku dooday in been abuurka laga faafiyey uu ka danbeeyay Madaxweynaha…
Hay’adda Mukhaadaraadka Maraykanka oo Shaacisay in Waddan ka mid ah Yurub uu Maalgeliyey inqilaab fashilmay oo ka dhacay Somaliland
Washington 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA) ayaa shaaca ka qaaday inay ka dambeeyeen inqilaab fashilmay oo Somaliland ka dhacay dabayaaqadii sannadkii hore waddan qaaradda Yurub ku yaal iyo shirkad sahamin shidaal, isla markaana maalgelintiisa ka dambeeyeen. Sida lagu baahiyey barta net-ka ee Hay’adda Raadinta macluumaadka sirdoon (Strategic Intelligence Service) ee fadhigeedu…
Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia oo soo Bandhigay Qoraal uu si Hoose Wasiir Warancade uga Dalbaday in Somaliland laga Furo Xafiis lagu Bixiyo Baasaboorka Somalia DAAWO
Muqdisho 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliya General Gaafow ayaa Soo Bandhigay Warqad Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade uu kaga Dalbanayo In Gudaha Somaliland Gaar ahaan Caasimadda Hargaysa laga furo Xafiis lagu Bixiyo Baasaboorka Somaliya . Wasiir Warancade ayaa Hore u Xidhxidhay Shakhsiyaad Baasaboorka Somaliland soo geliyay Somaliland waxaanu…
Muj Cali Gurey Oo Weeraray Gancsatada,Gudoomiyaha Waddani, Garawshiiyo ka Bixiyey inaanu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe u Sheegin Khaladkuu ku lahaa Khilaafka Ucid DAAWO
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka Sadexaadd ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf oo u waramayaay Tvga Universal Barnaamijkiisa Milicsiga Siyaasiga oo uu daadihiyo Faysal Maxamed Cabdi Fadhfadhle ayaa waxa uu ka hadalay xeerka bangiyada ee ay culimada somaliland is hortaageen iyo sidoo kale mudo kordhinta madaxweyne siilanyo oo…
Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre oo Shan Gaadhi Gudoonsiiyey Shan Gudoomiye Maxkamadeed DAAWO
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Shan Gaadhi Waxa uu ku Wareejiyey Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Goboladda Saaxil,Togdheer,Sanaag, Awdal iyo Maroodi Jeex. Xaflada Gudoonsiinta Gaadiidkan oo lagu qabtay Xarunta Maxkamadda Sare Waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Waxaanu Sheegay in Gaadiidkan ay Hay’adda…
Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Kijaandhe oo Fiintu dhex Miranaysay oo Hargaysa Ku Kulmay
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), oo ka mid ah is-baheysiga Kulmiye, ee qaadacay Shirkii Golaha Dhexe ee kulmiye, ahaana Musharaxa Madaxweyne,ayaa la sheegay inuu kulan ku dhexmaray Magaalada Hargeysa. Warku waxa uu intaasi ku darayaa inuu kulanku uu ka dhacay aqalka Xidhibaan Kijaandhe,kadib markii…
Khudbadii Madaxwayne Robert Mugabe uu ku weeraray reer Galbeedka DAAWO
Addis Ababa 01 Feb , 2016-(SDN/QJ): – Madaxwaynaha dalka Zimbabwe oo ahaa Gudoomiyaha Ururka Fadhiidka ah ee AU- ayaa shir madaxeedka kasocda Addis ababa waxaa uu ku furay khudbad uu kudifaacay in madaxda Africa xilka iskaga dhaganaadaan ilaa ay ka dhimayaan, waxaana khudbadiisa uu ku weeraray dalalka ree Galbeedka e, bal hada daawasho wanaagsan.
