Yemen: Koox ka tirsan Telefishinka Aljazeera oo lagu afduubay Ticis
Ticis,24jan,2016(QJ/SDN)-Shacabka magaalada Ticis ee dalka Yemen ayaa maalintii oo Sabtida dhigay banaanbax looga soo horjeedo wariyayaal ka tirsan Telefishinka Aljazeera oo Isniintii lasoo dhaafay lagu afduubtay magaaladaasi. Wariye Hamdi al-Bokari oo ka tirsan telefishinka Aljazeera qeybtiisa Carabiga asal ahaana u dhashay Yemen iyo kooxdii la socotay ee sawirqaadayaasha ayaa la sheegay inay qafaasheen dad aan…
