Kenya oo ku Eedeeysay Beesha Mareexaan Ee Soomaaliya inay ku lug lahayd Weerarkii Ceel-cadde
Nairobi,25jan,2016(QJ/SDN)-Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay baadhaan weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee deegeenka Ceel-caede ee Gobolka Gedo todobaadkii hore, ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan inay ka geysatay gacan weerarkaasi oo kooxda Al-shabaaab ay ku qaadday saldhiggaas. Sida uu baahiyay Wargeyska the Standard ee kasoo baxa Kenya, Hordhac baadhitaannno uu sameeyay Guddiga ayaa…
