Somaliland Oo 7cisho u qabatay shacabka Koonfurta Soomaaliya Kasoo Jeeda inay ku baxaan iyo cabasho Shacabkaasi Kasoo Yeedhay DAAWO
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan;

qurbejoog
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan;
Muqdisho,23Jn,2016(QJ/SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka, Axmed Cali Daahir, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in mid ka mid ah Ku Xigeenadiisa lagu dilay weerarkii hal habeen ka hor, ay Ururka Al Shabaab ku qaadeen Xeebta Liido Ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Maxamuud Cabdi Magan oo ka mid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Qaranka, ayaa ka mid noqday in…
Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Kenya, ayaa waxaad mooddaa inay markaan ballaadhisay duqeymaha ay ka wado Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, iyadoona maanta garaacday Gobolka Baay. Diyaaradaha Kenya, ayaa waxay maanta garaaceen deegaano hoos-tagga Degmada Diinsoor, xilli deegaanadaasi aanay ku sugnayn dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab. Diyaaradaha dagaalka Kenya, ayaa garaacay deegaanada Raaxoole iyo Qod-qod oo dhaca duleedyada Degmadaasi Diinsoor. Afar…
Muqdisho,23jan,2016(QJ/SDN)-Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in samaynta Qorshahan iyo Siyaasaddan kala duwanaanshaha Noolaha lagala tashaday dhammaan Wasaaradaha ay khuseyso ee Maamullada Somaliland, Puntland iyo Maamul Goboleedyada kale ee dalka. “Siyaasadan waxay ka kooban tahay qodobo muhiim ah oo ku dhisan aragti ku aadan ilaa 2050-ka oo saameyn ku leh…
Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Wasaarada Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidanka Nabad Sugida ay gacanta ku dhigeen maskaxdii ka dambeesay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Baar kuyaala Xeebta Liido, ninkan la qabtay ayaa sidoo kale la sheegay in uu horey u maleegay weeraro kale oo lagu qaaday Hotelo kuyaala Muqdisho. Hay’adaha amaanka Dowlada Soomaaliya ayaan wali soo…
Nairobi,23jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada danbiyada dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa riday xukun xabsi 10 sano ah. Maxkamada ayaa xukunkaasi ku riday muwaadin dalkaasi u dhashay kaasi oo waalan, balse Booliska dalka Kenya ugu faanay inuu ka tirsan yahay Ururka Alshabaab. Ninkaani waalan ayaa waxa uu Booliska u sheegay in la odhan jiray Isaac Lekishon Taruru, balse…
Al-Shabab recruits walk down a street in Mogadishu, Somalia, March 5, 2012. ISIS had made overtures to the Somali group, but it has so far remained loyal to Al-Qaeda. Following its deadly attack on Kenyan troops stationed at an African Union base in Somalia, rumors have again begun to swirl that Al-Shabab is preparing to…
HARGEISA—– Ethiopia and Somaliland signed a Memorandum of Understanding (MoU) on postal cooperation. The relationship between Ethiopia and Somaliland has been ceaselessly reinforced. the MoU will help strengthen and expand communications links between the two countries and by the ministers of posts and telecommunication of Ethiopia and Somaliland. The deal comes after a high level delegation…
Lasanod—-Heavy fighting between Somaliland Defense Forces and tribal militia loyal to Khatumo insurgents broke out early Saturday in the village of Kalabaydh. Reports confirm that there are casualties sustained by militants loyal to Khatumo which made a surprise attack against Somaliland defense forces stationed a camp. Reports emerging from the clash indicate that both sides…
Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay mar kale inay Kenya ku qaadi doonto weerar ka culus midkii ay toddobaadkii hore ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Afhayeenka Howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay Go’aansadeen inay ciidamada Kenya ku Weeraraan meel walba oo ay Somalia kaga sugan…
Muqdisho 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Dowlad Goboleedka iyo Madaxda Qaranku waa in ay runta dalka iyo xaaladda shacabka Soomaaliyeed uu ku sugan yahay ay fahmaan, dareemaan, una dhaqmaan si ka tarjumeysa xaaladdeenna. In Shabaab ay weerar joogta ah ku hayso shacabka, bil kasta aan la taahno murugo haddiiba aan ka badbaadno…
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Marwo Sam-sam Cabdi Aadan, Oo Warbaahinta Kulahadlaysay Xafiiskeeda ayaa shaacisay in Wasaaradda Maaliyadu Soo saartay Liisanka Cusub ee Wadayaasha Gaadiidka, inta laga soo saarayo liisanka Lafta ah. Wasiirku Wax ay sheegtay In Liisankan Cusub Laga Qaadan Doono Laamha Cashuuraha Bariga ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda…
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dilalkii Qisaasta ahaa ee Xukuumadda Somaliland ku fulisay 7-dii qof ee loo haystay inay hore Dad u dileen, waxaanu sheegay inay tahay tallaabo dhanka Wanaagsan loo qaaday Maaddaama oo Amarka ILLAAHAY (SW) la fulinayo. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbad kasta oo Jimcaha…
Hargaysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Xisbiga Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa, ayaa ka hadlay cambaarayntii uu Madaxweynaha Somaliland uu ku cambaarayey Iran iyo taageerista uu taageeray Sucuudiga, wuxuu ku tilmaamay talaabo lagu deg degay, isagoo tilmaamay in cambaarayntaas wax faa’iido ah oo Somaliland ka…
Hargeysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in bulshadu iska ilaaliso inuu ku dhaco cudur Nebigu CSW inooga digay oo ah jacaylka aduunyada iyo necbaanshaha geerida, isla markaana sifo khaldan ku raadsadaan arsaaqdooda, oo ilaahay qof walba u qoray intaanu dhalan. Sheekh Maxamed Dirir oo khudabadii Jimcadaha ee shalay…
Kampala 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Geeska Afrika ayaa dawladda Somaliland ugu baaqday inay joojiso dacwadda loo haysto labada saxafi ee wargeyska xayiran ee Hubsad madaxda ka ah Cabdirashiid Nuur iyo Siciid Khadar iyo in sidoo kale xayiraadda laga qaado wargeyska caanka ah ee Haatuf. Warsaxaafadeed ay hay’addani ka soo saartay shalay…
Laascaanood 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Sool Yaasiin Maxamed Shide,ayaa ka hadlay saddex caruur ah oo ay hayaan xarunta maamulka gobolka Sool, kuwaasi oo laga qaaday magaalada Hargeysa loona waday oo loo geynayay aabahood oo jooga Boosaaso. Waxaanu guddoomiyaha gobolka Sool intaa ku daray in aan caruurta la soo xadin laakiin waalidka dhalay oo kala…
Muqdisho 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- laanta af ingiirisiga ee idaacadda BBC-da, ayaa warbixin qoto-dheer ku sharaxday qaraxii iyo weerarkii AL-Shabaab ku qaaday xeebta Lido ee ay ku dhinteen in ka badan labaatameeye qof. Warkan oo lagu daabacay shabakadda laanta af ingiriisiga ee BBC-da, ayaa lagaga sheekeeyay dhacdadaas iyo sidii ay ku bilaabantay. shabakadda Qurbejoog.com oo soo…
Hargeysa 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- Xasan Suudi Xirsi, oo ka tirsan aqoonyahanka Somaliland ayaa faahfaahin balaadhan ka bixiyey horumarka xukuumada Jabuuti ku talaabsatay, oo mudan ku deyashadiisu, isla markaana sheegay inuu diyaar u yahay inuu la gara istaago hiilkiisa, si aan looga leexin dariiqa horumarka. Xasan Suudi ayaa sheegay sannadihii 1990-kii ka horeeye dhaqaalaha dalka…
Burco 23.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo looggu magac daray SAMA-WADE, isla mar ahaantaana uu hoggaaminaayey guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay sida oo kalena ku wehelinaayeen guddoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, wasiirkii hore ee caafimaadka Somaliland xukuumaddii Daahir Ra’yaale…