Khaatumo Oo Weerar Kusoo Qaaday Ciidanka Somaliland Ee Ku Sugan Aagga Balli-cad
Balli-cad,23Jan,2016(QJ/SDN)-Khaatumo ayaa xalay fiidkii weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka Somaliland ee duleedka Deegaanka Balicad Wali ma cadda khasaaraha nafeed ee deegaankaasi lagu dagaalamay,balse wararka halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in khaatumo weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka qaranka ee Jiida Balicad oo ay dhawaan kala wareegeen khaatumo. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkaasi socday…
