Dunga oo Loo Magaacabey Tababaraha Xulka Brazil & Real Madrid oo Dul Dhigtey $121M Rodriguez James.(By Jaahuur)
Brazil-23-July-2014-(SDN-QJ)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez…
