Canada-June-28-2015(SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku lafa gureynaa koobka kubadda aduunka ee dumarka (Women world Cup) oo si xamaasad leh uga socda garoomada kala gaddisan dalka Canada.
Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan waxay foodda isla gali doonaan England oo 2-1 uga soo badisey Canada iyo Germany rigoorayaal ku soo reebtey France waxayna isu babac dhigidoonaan USA, ila daawada ciyaartii ugu xiisaha badneyd intii uu socdey koobkani.
W/Q Jaahuur
SDN/QJ.
