Xulka Colombia Ayaa 2-0 Ku Naas Nuujiyey Uruguay Una soo Baxay (quarter Final-ka World Cup) By Jaahuur.
Brazil-28-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka kubbadda cagta ee aduunka oo ahaa wareegii labaad ,labadan xul ayaa ka shubaya kii laga badiyo. Xulka Uruguay ayaa waxaa ka maqnaa xiddiga aay ku dhaantaan ee Suarez oo Fifa ganaaxdey markii…
