|

(DAAWO) Ciyaartow Dhameystiran Kulankii Sergio Aguero Iyo Chelsea premier League (Jaahuur)

images (2)London-Apr-17-2016-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska,waxaana foodda isla galey labada naadi ee aan rajada ka lahayn inay hantiyaan koobkan waa Man City iyo Chelsea.

Man City waxay u soo baxdey (semi Final-ka) koobka Yurub waxayna isku naf bixidoonaan Real Madrid haddaba daawo sidey u karbaashtey Chelsea.

W/Q Jaahuur
SDN/QJ
jjaahuur@hotmail.com

Comments are closed