|

DAAWO Mashaariic Xubno Golaha Wasiirada ahi Maanta ku dhagax dhigeen Gobolka Gebilay

Gebilay 31.July (SDN)  Wasiirada Maaliyada ,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada ,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo Dhagax dhigis loo Sameeyay Mashaariic laga Hirgaliyay iyo kuwo fulintooda hada la bilaabayo.

Wasiiradani Waxaaa kale oo ay Kormeer ku Tageen Magaalada TogWajaale halkaas oo uu Wasiirka Wasaarada Caafimaadku ku dhagax dhigay Dhisme Cisbitaal laga hirgalinayo Degmadaas

Gebilay SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed