|

DAAWO: weerarkii ay Shabaabku ku qaadeen Xabsiga Godka ee Muqdisho

Muqdisho Aug 31,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al Shabaab ayaa weerar ay manta ku qaaday xabsiga Godla loo yaaqaan ee magaalada Muqdisho waxa ka dhashay khasaare beexad leh.

Muqaal arinkan ku saabsan ayaa waxa baahiyay TVga ku hadla afka dawlada Muqdisho ayaa laga dheehan karayaa baaxada khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Comments are closed