Uncategorized

DAAWO:Barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo mar kale wareystay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Cukuse oo dhulka lala dhacay

Muqdisho Feb 09,2014(SDN)-Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Televesionka Universal ayaa mar kale wareystay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ka dib kolkii caro weyni ay ka dhalatay wareysi qosol badnaa oo ay todobaadkii hore la yesheen.

Todobaadkan waxa ay sidoo kale soo bandhigeen Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse oo saxaafada uga waramaya sababihii ay u xireen TVga Universal,waxaaney ka diyaariyeen barnaamij qosol badan.

HALAKAN HOOSE KA DAAWO FAALIYAHA QARANKA