London July 05,2013(SDN)-Barnaamijka Xulashada Todobaadka ee ka baxa TVga Somali Channel ayaa todobaadka lagu eegayaa xaaladihii u danbeeyay ee dalka Masar.
Dalkaas oo dawladii u horeysay ee la doortaa ebid xukunkii ay ka tuureen ciidamada qalabka sida ee dalkaasi,DAAWO.
