Uncategorized

DAAWO:Dr Macoow oo sharaxaad ka bixina Sida wadnuhu u shaqeeyo iyo Saameynta Caafimaad ee Ramadaanta

London July 10,2013(SDN)-Barnaamijka Waano Dhakhtar oo ka baxa TVga Universal ayaa todobaadkan lagu eegayaa cudurada wadnaha saameeya iyo digniino caafimaad oo Ramadaanta ku wejahan.

Barnaamijka oo uu daadihiyo Wariye Cagma dhige isla markaana uu la soo jeediyo Dr Macoow Aweys DAAWASHO haboon.