London July 10,2013(SDN)-Soomaalida dalka UK ayaa munaasib ay isugu yimaadeen waxa ay ku shaaciyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in Qaadka dalkaasi laga joojiyay.
Sidoo kale waxa ay munaasibaadaasi amaan ugu soo jeediyeen masuuliyiintii Britain iyo Soomaalidii gacanta ka geysatay in Qaadka la joojiyo,DAAWO.
