Uncategorized

Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Saleban Maxamuud Ramax Ayaa Tvga Bulsho Uga Waray Isku Day Dil Oo Uu Ka Badbaaday

ramaax

Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ)halkan ka daawo gudoomiyaha cusb ee gobalka awdal saleban maxaud ramaax oo waraysi  uu siiyey tvga bulsho  kaga waray  qaabkii u dhacay  weerarkii laagu talo galay  in lagu khaarijo ee uu ka badbaaday

https://www.youtube.com/watch?v=ev1lGLCONc0

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com