
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada xisbiga wadani ayaa maanta ka hadlay shirwayihi ururka dhalinyarada sonyo ay u fartay maalintii shalayto ahayd isagoo ku dhaliilay in shirwaynahaasi aanay u dhamayn dhalinyarada somaliland sidoo kale inaanu shirku ahayn mid dhalinyaro balse ay xukuumadu ka ololaynasayso
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidisaporanews.com
