
Hargeisa 5/5/2015(SDN/QJ)qaar ka mida salaadiinta iyo cuqaasha beesha ciidagale ayaa maanta kulan ay yesehn waxay ku naqdiyen oo ka soo horjesten go,aankii suldan maxamed c/qadir ku kala diray gudidi horumarinta beesha sidoo kale awaxy taageren xubnihii wasiirada ahaa ee uu madaxwaynuhu u saaray dhulka masalaha
https://www.youtube.com/watch?v=rA_XyZWjTjI
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.cm
