|

DAAWO:Qoraaga reer Jabuuti ee Maxamed Cawaale oo laga wareystay Wadahadalada Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti

Ottawa Sep 01,2013(SDN)-Qoraaga reer Jabuuti ee Maxamed Cawaale ayaa laga wareystay sida uu  u arko wadahadalada u dhexeeya Xukuumada Jabuuti iyo dalada Mucaaridka ee USN.

Maxamed ayaa waxa uu soo jeedinayaa dhawr qodob oo muhiimad gaara u leh xal ka gaarida siyaasada cakiran ee Jabuuti,DAAWO.

 

Comments are closed