|

KULANKI AQOONYHNKA GOBOLKA HARGAYSA IYO SALLAXLEY EE DALKA UGANDHA OO DEEQ BUUGA UGU DEEQAY MOOGE REDEARS CLUB +SAWIRO

(KampalaSDN)  Aqoonyhnka beesha hargaysa iyo salaxley  ee wax ka barata dalka ugandha gaar ahaan casimadiisa kampala ayaa waxay xaflad wayn oo ay kusoo bandhigaayen deeq buug ah  iskugu yimi hotel wayn ku yaala caasimada dalka ugandha waxay deeqdani ka koobnayd  80 buugagta noocyadooda kala duwan ah si loo dhigo  Mooge readers club  ku taala dagmada mohamud haybe si ay uga faaiidaystan dhamaan umada ku dhaqan caasimada hargaysa gaar ahaan xaafada mohamud haybe .

Aqoonyhnka beesha hargaysa ayaa waxay halka ka cadeeyen in ay tani thy arin lagu horumarinaayo deeganka ay beeshu dagto ama caasimada somaliland  sidi tayadeeda  wax barasho kor loogu qaadi laha, waxaanay sheegen inay wax badan buugtani ka tari doonto lana dhigi doono mooge readers club si looga faaidaysto .

 

Kulankan oo ay ka hadleen aqoonyhn badan ayaa waxay si siman uga hadlen inay deeqdani thy hor dhac anay noqon doonin midii ugu  horeysay uguna danbaysay ,waxa kale oo ay uu soo jeediyeen dhamaan aqoonyhnka iyo ganacsatada beesha inay sidan iyo si ka baladhan ba laga filaayo meel kasto ay aduunka dacaladiisa ka joogan.

Kulankan is xaal waraysiga ahaa ayaa waxa laysla soo qaaday  siyaasad ahaan dhaqan dhaqaale,ayaa waxa soo abaabulay aqoonyhnka deegaanka hargaysa iyo salaxley ee wax ka barta dalka ugandha ,madasha lagu soo dhigayey  deeqdan buugta ah ee loogu talo galay mooge readers club ayaa ahaa madal aad loogu kaftamay howlaha ay qaban doonana in lasii labo laabo la isla meel dhigay .

 

Dhanka kale waxay dardaaran uu diren in ay deeqdan ay ku wareejiyeen mooge readers club loona isticmaalo sidi loogu talo galay,waxa inta barbarsocday inay si wayn uu soo dhaweynayaan dhamaan horumarka ka socda deeganka beeshu dagto muruq iyo maalna layskugu geeyo inta isku howshay inta gacanta ka gaysatayna ay hanbalyeynayaan sida dhamaan umada somaliland iyo dadka deeganka uu dhashayba sida quruxda badan uga qayb  galeen.

 

hadabo xafladan lagu soo bandhigayey  deeqda loogu talo galay mooge redears club ayaa waxa ay ku dhamaatay jawi farxad leh  iyago ay halka kula kala wareegen A rahman rashiid cige oo ahaa aqoonyhnka qaybta laxaadka leh ka soo qaatay howshan isago loo wakiishay inuu dhiibay inuu deeqdan gadhsiiyo meeshi loogu talo galay  Aqoonyhn ismail mohamed ismail bidhaan howlo shaqo uu jooga dalka ugandha, dhanka kale dhamaan aqoonyhnka ka soo qayb qaatay deeqdan ayaa waxay balan qaaday  inay sii kordhin doonan deeqa ay ugu tabo rucayaan deegankooda miyi iyo magaalaba.

 

Wariye khadar bitijoor

 

+256791661106

 

 

Office Ugandha kampala

 

SDnews

 

 

 

 

Comments are closed