Southall Mar10.2014(SDN)-Waxa halkan aanu manta idiinku soo dhaweyneynaa soo dhaweyntii ay taageereyaasha xisbiga UCID ee dalka UK ay u sameeeyeen Guddoomiye ku-xigeenka sadeexaad ee UCID Mujj Cali Gurey.
Munaasibada ayaa sidoo kale waxa goobjoog ku ahaa Xoghayaha arrimaha dibedda ee Xisbiga Wadani Maxamed Cismaan Fadal oo labaduba goobta hadal ka jeediyay.
