Hargeysa Mar 10,2014(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Gollaha Wakiilada Ibraahim Mahdi Bubaa ayaa qurbejoog.com uga waramay dib u aaskii qarsoodiga ahaa ee xukuumada Somaliland u sameysay shacabkii Hargeysa lagu xasuuqay.
“Xukuumada Somaliland shicibka waa ay ka qarisay aaska waxaaney aheyd in aas qaran loo sameeyo oo looduceeyo dadkaa gacanta ka gardarani ay dishay”ayuu yiri xildhibaan Buubaa.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xasuuq.MP3”]
