
Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka caafimaadka somaliland axmd saleban ciise xaglo toosiye ayaa maanta arimo nbadan ooy ka mid ahaye sida ay xkumdau ugu diyargarawday halista cudurka ebola sidoo kale waaxuu wasirku ka hadlay oo uu baaq u diray cali khalif galayd oo uu sheegay inuu dadkiisa nabad u horseedo o ay xukumaduna soo dhawntisa diyar u tahay
https://www.youtube.com/watch?v=QS9cw1mPQjk&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
