
Hargeisa 05/2/2015(SDN/QJ)xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka ayaa maanta gaadhay magaalada keiev ee dalka ukrine isagoo la kulmi doona madaxwaynaha dalka ukrine iyagoo ka wada hadli doona sidii loo xalin lahaa xaalada adeg ee gooni u goosatada ruushku taagero
http://www.youtube.com/watch?v=cQ8GL_wT2xg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
