|

Dacwad Loo Haystay Carmalida Cad Ee Argagixisonimada Ku Eedaysan Oo Maxkamad Kenya Ku Taalla Doonayso Inay Laasho

Mombasa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Inkastoo Adduunyadu raacdo ugu jirto Samantha Lewthwaite(carmalida cad) oo ah Haweenay argagixisonimo ku eedaysan, Haddan Maxkamadda Ku Taala Magaalada Mombaasa ee gobolka Xeebta Kenya, ayaa ku Hawllan inay laasho Kiis Haweenaydan hore loogu soo eedeeyey.

leaGarsooriyaasha maxkamadda ayaa sheegay in ay dacwad oogayaasha waday eedeynta ka dhanka ah Samantha Lewthwaite ay ku guul dareysteen in ay gabadhaas soo taagaan maxakamad.

Samantha Lewthwaite waxaa lagu eedeynayaa in ay tahay waxa ay Reer Galbeedku ugu yeedhaan Argagixiso, waxaana dowladda dalkani kenya la xidhiidhisay haweenaydaasi abaabulka qaraxyo iyo weeraro kale oo ka dhacay dalka kenya .

Tan iyo 2012-kii ayay Dowladda dalkani Kenya waxa ay baadigoob ugu jirtay haweenayda lagu naanayso  “Carmaladi cad ” ee Samantha Lewthwaite ,sidoo kale Booliska caalamiga ah ee Inerpol ayaa sidoo kale soo saaray warqad lagu soo xirayo ms Samantha ,

 

SDN/QJ

timo@qurbejoog.com

Contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed