Uncategorized

Danjire Kenya oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho June 03 2013 (SDN)— Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M Ban Ki-moon u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka cusub ee Q.M UNSOM ee Soomaaliya ka howlbilaabi doona.

Mar Key oo ah danjiraha cusub ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Madaarka Muqdisho, waxaana uu si gaar gaar ah ula kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon iyo Guddoomiyaha Barlamanka Porf  Jawaari.

Howlgalkan ayaa xafiisyo ka sameysan doono si hordhac ah Muqdisho, Hargeysa, Garoowe iyo Baydhabo.

Hadbo Daawo Sawirrada Soo Dhaweynta Mr Key Danjiraha Cusub ee Q.M u qaabilsan Soomaaliya