|

Dawlada Soomaaliya oo ku kala qeybsan waxa laga yeelayo Xasan Daahir Aweys

Muqdisho June 30,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ayaa ku kala qeybsan waxa laga yeelayo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka tirsan Al Shabaab isla markaana haatan ku sugan Muqdisho.

Xubno ay Sheekh isku beel yihiin oo ka shaqeeyay sidii sheekha Cadoodo looga soo kexeyn lahaa loona geyn laahaa Muqdisho iyo Dawlada ayaa ku kala qeybsan halka halkan looga gudbayo.

Macada qodobada labada dhan isku hayaan waxaase la sheegayaa in balantu aheyd in Xasan Daahir la geeyo Aqal Muqdisho ku yaal oo uu degenaado.

Balse waxa qorshahaas ka hor yimi Dawlada Soomaaliya iyo kooxaha shisheeye ee gacanta siiya.

Xaalada ayaa kacsan haatan mana cada halaka xaal sal dhigan doono.

 

Halkan kala soco kolba waxa arrinkan ku soo kordha

SDN-Muqdisho

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed