|

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise oo Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa, Waxay eebbe uga rajaynayaan inay Noqdaan Qoys Lagu badhaadho,Qoys Lagu Soo Hirto,Qoys Rukuno adag ku taagan Ilaahayna Waxaan uga rajaynayaa inuu Awlaad Wanaagsan ugu Deeqo..

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Muuse Maxamud Jaamac Hooyo Kinsi Maxamud Diiriye, Khaddar Nuur Ibraahin Xaaskiisa iyo Caruurtiisa ,Nimco Muuse Maxamud ,Nadra Muuse Maxamud & Odaygeeda Caasha Muuse Maxamud Iyo Odaygeeda, Siciid Muuse Maxamud ,Kawsar Muuse Maxamud ,Sucaad Muuse Maxamud Samiira Muuse Maxamud Dhamaan reer Muuse Maxamud Jaamac,Safo Khadar Nuur, Farduus Ismaaciil Aw Salaan ,Hanad Ismaaciil Maxamed,Maxamed Ismaaciil Maxamed Dhamaan Reer Muuse Maxamud Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise oo Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa, Waxay eebbe uga rajaynayaan inay Noqdaan Qoys Lagu badhaadho,Qoys Lagu Soo Hirto,Qoys Rukuno adag ku taagan Ilaahayna Waxaan uga rajaynayaa inuu Awlaad Wanaagsan ugu Deeqo..

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac” Hooyo Faadumo Jirde Nuur Cabdicasiis Axmed Maxamed Diiriye,C.qaadir Axmed Maxamed Diiriye,Nuura Axmed Maxamed Diiriye Iyo Odaygeeda,Huda Axmed Maxamed Diiriye Iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda, Ayeeyo Khadiija Ismaaciil , Dhamaan reer Axmed Maxamed Diiriye NacNac Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise oo Meherkoodu ka Qabsoomay Huteel Xaraf ee Magaalada Hargaysa, Waxay eebbe uga rajaynayaan inay Noqdaan Qoys Lagu badhaadho,Qoys Lagu Soo Hirto,Qoys Rukuno adag ku taagan Ilaahayna Waxaan uga rajaynayaa inuu Awlaad Wanaagsan ugu Deeqo..

Hambalyo Meher Wacan

Adeero Axmed Maxamud Jaamac Iyo Caruurtiisa,Adeero Xariir Maxamud Jamac Iyo Caruurtiisa,Adeero Kayse Maxamud Jaamac,Adeero Nuur Maxamud Jaamac, Cabdikariin Maxamud Jaamac,Ibraahin Jaamac Geedi, Farax Ibraahin Jaamac, Hinda Ibraahin Jaamac,Nimco Ibraahin Jaamac iyo Caruurteeda Edo Cibaado Cali Geedi,Caasha Cali Geedi,Caruurteeda, Eedo Fardaan Maxamed Jaamac iyo Caruurteeda,Yurub Maxamud Jaamac,Luul Maxamud Jaamac Istaahil Maxamud Jaamac,Qadan Maxamud Jaamac,Saynab Maxamud Jaamac dhamaantood Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise oo Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa, Waxay eebbe uga rajaynayaan inay Noqdaan Qoys Lagu badhaadho,Qoys Lagu Soo Hirto,Qoys Rukuno adag ku taagan Ilaahayna Waxaan uga rajaynayaa inuu Awlaad Wanaagsan ugu Deeqo..

Comments are closed